Muuqaalkaan Keligii oo aad daawatay kuguma filnaan doono oo suuqu intaan wuu ka balaaranyahay balse waxa uu kuu noqon karaa fure aad ku bilowdid sidii aad ku heli lahayd Faham buuxa oo suuqaan ah๐
๐ ๐ Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran YouTube-keena MoalimuuFX โ
https://discord.gg/c4q54QcNup
๐๐ Lifaaqyadaan hoose ayaad ka dalban kartaa Buuggeena Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad oo ah buug soo koobaya wax walba oo Qofka soomaaliga ah uu uga baahnaan lahaa barashada xirfadaan Forex
โ
Somalia-Djibout- Ethiopia- Kenya, intaas oo dal haddii aad joogtid Linkigaan hore ka dalbo โฌ๏ธโฌ๏ธ
1๏ธโฃโถ๏ธ https://www.saamionline.com/product/18290/
โ
Turkey – UK- Europe – USA – Australia, Dalalkaas haddii aad joogtidna Linkigaan labaad ka dalbo โฌ๏ธโฌ๏ธ
โถ๏ธ2๏ธโฃ https://www.iqrabooks.net/product/qawaaniinta-suuqa-sarrifka-lacagaha-qalaad/
โ๏ธ๐ง๐ผ Intaas Wixii Faah-Faahin dheer halkaan ayaad igala soo xiriiri kartaa
โ Instagram: https://www.instagram.com/moalimuu/
โ Snapchat: https://www.snapchat.com/add/moalimuufx?share_id=8ZaHcm75Kzg&locale=en-GB
โ Discord: https://discord.gg/c4q54QcNup
โ Wesbsite: https://moalimuufx.com/
