Forex Bilow ILaa Dhamaad (Full Forex Course) ๐Ÿ“Šโœ…

Forex Trading Tutorial
Muuqaalkaan Dheer Waxa aan kusoo koobay, macluumaad soo koobaya dhammaan waxyaalaha muhiimka ah ee ay tahay in qofkasta oo Trader ah uu ogaado ka hor inta uusan suuqan si full time ah u dhex galin.

Muuqaalkaan Keligii oo aad daawatay kuguma filnaan doono oo suuqu intaan wuu ka balaaranyahay balse waxa uu kuu noqon karaa fure aad ku bilowdid sidii aad ku heli lahayd Faham buuxa oo suuqaan ah๐Ÿ“Š

๐Ÿ”Š ๐Ÿ”” Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran YouTube-keena MoalimuuFX โœ…
https://discord.gg/c4q54QcNup

๐Ÿ”Š๐Ÿ“š Lifaaqyadaan hoose ayaad ka dalban kartaa Buuggeena Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad oo ah buug soo koobaya wax walba oo Qofka soomaaliga ah uu uga baahnaan lahaa barashada xirfadaan Forex

โœ… Somalia-Djibout- Ethiopia- Kenya, intaas oo dal haddii aad joogtid Linkigaan hore ka dalbo โฌ‡๏ธโฌ‡๏ธ
1๏ธโƒฃโ–ถ๏ธ https://www.saamionline.com/product/18290/

โœ… Turkey โ€“ UK- Europe โ€“ USA โ€“ Australia, Dalalkaas haddii aad joogtidna Linkigaan labaad ka dalbo โฌ‡๏ธโฌ‡๏ธ
โ–ถ๏ธ2๏ธโƒฃ https://www.iqrabooks.net/product/qawaaniinta-suuqa-sarrifka-lacagaha-qalaad/

โœ๏ธ๐Ÿง๐Ÿผ Intaas Wixii Faah-Faahin dheer halkaan ayaad igala soo xiriiri kartaa

โœ… Instagram: https://www.instagram.com/moalimuu/

โœ… Snapchat: https://www.snapchat.com/add/moalimuufx?share_id=8ZaHcm75Kzg&locale=en-GB

โœ… Discord: https://discord.gg/c4q54QcNup

โœ… Wesbsite: https://moalimuufx.com/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *