Full Institutional Trading system ( The Demand and Supply Method) Af-Soomaali

Forex Trading System
Muuqaalkaan waxaad ku baran doontaa Sida ay u Trade gareeyaan Institutional Traderska oo ah dadka suuqaan intiisa badan dhaqaajiya ahna kuwa haysta volume-ka lacageed ee ugu badan marka loo bar bar dhigo dadka inaga oo kale ah ee loo yaqaan retail traders.

Ujeedkoodu aan Muuqaaladaan idiinla wadaagayo ayaa ah waa in aan Macluumaadka suuqaan aan Dadka si guud ugu fududayno, Si ugu yaraan Sax iyo Khaladka aan u kala saarno.

Halkaan waad kala socon kartaa Moalimuu

Website: https://www.hayaanacademy.com/
YouTube: https://www.youtube.com/channel/UCn8wR0S5zAxewUBGZceUQqw?view_as=subscriber
Telegram Channel https://t.me/HayaanAcademyChannel

Instagram: https://www.instagram.com/moalimuu/

Articles You May Like

The “One Candle” Trading Strategy That Makes Me $10,000/Month
Want the Ultimate Strategy for Nifty and Stocks? Click on the related video below! 🚀
GOLD 15M Trading Strategy Explained – Trading Gold on the 15 minute timeframe with CHoCH entry model
Learn Forex Trading For Free With Trade Max Academy – Complete Course By Arun Murali In Malayalam
ORB Trading Strategy that ACTUALLY WINS

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *